Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda

Akhristayaasha sharafta leh bogga Ciyaaraha caalamka ee Horyaalada.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay ee kala iibsiga ciyaartoyda adduunka…

Chalsea oo Taarikh-da markii ugu horeesay ku guuleesatay Koobka Champions League [Sawiro]

Naadiga Chelsea ee Dalka England ayaa ku guuleysatay koobka Champions League markii ugu horeysay taariikhdeeda ka dib markii ay 4-3 rigoorayaal ah kaga badisay kooxda Bayern Munich oo Germany ka socotay. Maalqabeenka Chalsea ayaa caawa faraxsan markii ay kooxdiisa Chalsea , ku guuleesatay mid ka…

Puyol oo dhaawac jilibka ah ku seegi doona koobka Euro 2012

Kabtanka kooxda kubbadda cagta Barcelona, Carlos Puyol ayaa la shaaciyay inuu seegi doono koobka qaramada Qaaradda Yurub ee bisha June ka furmaya Poland iyo Ukraine, kaddib markii uu dhaawac jilibka ka soo gaaray kulankii toddobaadkan ay kooxdiisa la ciyaartay Espanyol. Saraakiisha caafimaadka ee Barcelona ayaa…

4 kooxood oo Booska 3-d ee Serie A-da ku dagaallamaya (Waa kuma?)

Afarta kooxood oo kala ah Udinese, Napoli, Lazio iyo Inter ayaa faraqa isugu dhegan booska 3aad ee horyaalka Serie A-da kaas oo ah kan loogu qeybgalayo tartanka horyaaladda kooxaha yurub ee Champions League. Kooxda Udinese oo hadda ku jirta booska 3aad ayaa ah wali kooxda…

Chalsea oo Taarikh-da markii ugu horeesay ku guuleesatay Koobka Champions League [Sawiro]

Naadiga Chelsea ee Dalka England ayaa ku guuleysatay koobka Champions League markii ugu horeysay taariikhdeeda ka dib markii ay 4-3 rigoorayaal ah kaga badisay kooxda Bayern Munich oo Germany ka socotay. Maalqabeenka Chalsea ayaa caawa faraxsan markii ay kooxdiisa Chalsea , ku guuleesatay mid ka…

Pardew oo loo magacaabay tababaraha xilli ciyaareedka Horyaalka Barclays PL.

Tababaraha Newcastle United Alan Pardew ayaa loo magacaabay macalinka xilli ciyaareedkaan ee horyaalka Barclays Premier…

Roberto Di Matteo oo rajadiisa lagu xiray Bayern Munich

Madaxa howl fulinta ee kooxda kubadda cagta ee Chelsea Ron Gourlay ayaa warbaahinta u sheegay…

Puyol oo dhaawac jilibka ah ku seegi doona koobka Euro 2012

Kabtanka kooxda kubbadda cagta Barcelona, Carlos Puyol ayaa la shaaciyay inuu seegi doono koobka qaramada Qaaradda Yurub ee bisha June ka furmaya Poland iyo Ukraine, kaddib markii uu dhaawac jilibka ka soo gaaray kulankii toddobaadkan ay kooxdiisa la ciyaartay Espanyol. Saraakiisha caafimaadka ee Barcelona ayaa…

Laacibka Eden Hazard oo kooxo badan baadi goob ugu jira

Laacibka kooxda Lille ee dalka Faransiiska Eden Hazard  ayaa hada noqday ciyaaryahanka loogu doonista badan…